After brief visit, Kerry leaves Somalia with optimism (Watch the video)
US secretary of state John Kerry who arrived in the Somali capital Tuesday has held talks with Somali officials, telling them to make Mogadishu more peaceful, so that he can go down to downtown on his next arrival. His arrival marks a new dawn for Somalia whic... More »
Kerry makes unannounced visit to Somalia
John Kerry has made an unannounced visit to Somalia, the first US secretary of state to visit the Horn of Africa nation that is struggling to rebuild after two decades of war and battling an armed campaign by the group al-Shabab. Kerry will meet Somali Preside... More »
Qaabka ay u dheceen doorashada baarlamaanka Jubbaland.
[show_avatar email=11 align=left user_link=last_post show_name=true avatar_size=69] More »
Bulshada Banaadiriga ee ku nool UK oo ka Hor-jeestay in Muqdisho lagu daro Maamul Goboleed
[show_avatar email=11 align=left user_link=last_post show_name=true avatar_size=70] Shirweyne ay isugu yimaadeen waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada beelaha Banaadiriga, ayaa 2-dii Maajo 2015 wuxuu ka dhacay waqooyiga ma... More »
Fatahaada Wabiga Shabelle ee deegaano ka tirsan Sh/Dhexe
Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in Wabiga Shabelle uu ku fataho deegaano ka tirsan magaalada Jowhar, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu wabiga ku fatahay Tuulooyin dhowr ah, halkaasoo dadkii degenaa ay ka barakaceen. Tuulada Duduble oo hoos tag... More »
FAAHFAAHIN: Heshiiskii ay Garoowe ku kala Saxiideen Dowladda FS iyo Maamulada Dalka
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland lagu soo gaba-gabeeyay shir dhowr maalmood socday oo u dhaxeeyay dowladda Somalia iyo madaxda maamullada dalka, waxaana shirka intiisa badan diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya. Afhayeenka madaxto... More »
Beelaha ay kasoo kala Jeedaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland iyo 2-diisa kuxigeen
Sida aan idiin balanqaadnay waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa beelaha ay kasoo kala Jeedaan Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Jubbaland iyo 2-diisa kuxigeen oo maalinkii shalay ahaa lagu doortay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha cusub... More »
XASAN SHIIKH: Waxaa Socda Qorshayaal Xukunka Dowladda lagu Gaarsiinayo Dalka oo Dhan
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa sheegay inuu socdo qorshe dowladda iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira ay isaga kaashanayaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab, isagoo xusay inuu rajo ka qabo in dhawaan da... More »
Qoxootiga Dhadhaab oo beeniyay in weerarada ka dhaca Kenya laga soo Abaabulo Xeryahooda
Sabti, Abriil 25, 2015 — Iyadoo Xukuumadda Kenya ay shaacisay dhawaan in laga soo abaabulo weerarrada ka dhaca gudaha dalka Kenya Xeryaha Qoxootiga Soomaaliyeed ay ku yaalla ee Dhadhaab, ayaa waxaa eedeyntaas iska fogeeyay qoxootiga xeryahaas ku nool. Mas’uul... More »
War deg deg ah
Waraar DEG DEG :Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Jubbaland oo soo gaba gabowday iyo Sh. Cabdi maxamed Cabdiraxmaan oo ku Guulaystay Waxaa goordhaw soo gaba gabowday Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Taas oo ka Qabsoontay Xarunta Caymiska Ee Magaa... More »
Qurbo-joog magaalada Baydhabo ka furtay xafiis maalgashan doona beeraha G/Bay (SAWIRRO)
Hay’ad lagu magacaabo BAFOF ayaa waxay maanta xafiis ka furteen magaalada Baydhabo ee gobolka Bay; iyagoo ku dhawaaqay inay maal-gelin ka sameynayaan wax-soo-saarka Koonfurta Soomaaliya, waxayna intaas ku dareen inay keeni doonaa qalab fudadeynaya wax-soo-saar... More »