ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Published 10y ago - Bajuni Kirumbidhi wa ciyaar hiddaha iyo dhaqanka bajuneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaartaan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ciidda iyo aroosyada. Chakacha ciyaartaan waxay gaar u tahay haweenka waxaana la ciyaara aroosyada , iyadoo la la qaadaayo ... More »
Aqriso Dowlada Jubaland oo Fariin u Dirtay Xasan Sh iyo Jawaab lama Filaan ah Published 10y ago - Bajuni Wararka aan Saaka ka helay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xarunta Dowladda Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ay soo gaadhayeen Codsiyo kala duwan oo maamulka Axmed Madoobe ay u gudbiyeen Dowladda Federalka Soomaaliya,codsigii ugu danbeeyey oo maalintii shala... More »
Tiro ka mid Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Puntland oo Maanta lagu Dilay Weerar Qarax Published 10y ago - Bajuni sniin, Abriil 20, 2015 (HOL) — Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka bandanna waa ay ku dhaawacmeen qarax saaka aroorti hore lala beegsaday gaari bus ah oo siday shaqaale ka tirsanaa hay’adda UNICEF. Dad goob-joogayaal ah ayaa xaqiijiyay in... More »
Hormar iyo Maalgashi ka Bilaabmay Kismaayo Published 10y ago - Bajuni Dhismaha wadada dheer ee xiriirisa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo iyo Jaamacadda magaalada Kismaayo ayaa si rasmi ah u biloowday, iyadoo ay soconayaan burburin lagu sameeynayo laamigii hore oo isagu ahaa mid aad u dayacan. Howlahan dhismaha ayaa waxaa... More »
Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Somaliland Published 10y ago - Bajuni Axad, Abriil 19, 2015 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay xilkii ka qaaday guddoomiyihiii maxkamadda sare ee Somaliland, Dr. Yuusuf Ismaaciiil Cali. Silaanyo ayaa xil ka qaadistaasi ku sababeeyey inay cabashooyin badan ka yimaade... More »
Magaalada Kudhaay Published 10y ago - Bajuni Kudhay wa magaalo xeebta saaran ka so horjeedka jasiiradda Chuula. Waxay ku taala goob lo adeegsado dhismaha maraakiibta yacni doomaha kuwa waaweyn iyo yaryar intaba. Sannadihi 1970-1975 Dawladdi Kacaanka waxay si qasab ah barakicisay shacabki degganaa jasiir... More »
Dhaarinta xildhibannada Jubbaland Published 10y ago - Bajuni Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka socota Dhaarinta Mudanayaasha Baarlamaanka ay yeelaneyso dowlada Jubaland State . Munaasabada dhaarinta xildhibaanada ayaa si habsamileh u socota, iyadoo amaanka... More »
Shakhsiyaadka beelaha bajun Published 10y ago - Bajuni _ Md. Sharif Yusuf Somobwana ….. Ex. ( wasiir K/xigeenka Kheyraadka badda iyo kaluumeysiga TNG – Md. Maxamed Sheykh Cali Oobo ….Ex xildhibaan – Md. Dili Mahaadi Dili – Md. Bakaari Cumar Cabdi …Agaasimahi qaybta af sawaxiliga e Idaacadda Muqdisho J.D.So... More »
Dowladda Soomaaliya oo ka Dalbatay Kenya inay Dib u Furto Xawaaladihii ay Xayirtay Published 10y ago - Bajuni Sabti, Abriil 18, 2015 (HOL) — Dowladda Somalia oo markii ugu horreysay ka hadashay culeyska ay xukuumadda Kenya ku heyso Soomaalida dalkeeda ku nool, kaddib markii uu dhacay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Garissa ee lagu dilay 148-ka qof, ayay dhigeeda ka c... More »
Bajuni settlements Published 10y ago - Bajuni jasiiradaha Bajun waxaa juqraafi ahaan lo yaqaana Lamu Arciphelago More »
Mombasa leaders urge radicalised youth to take advantage of govt amnesty Published 10y ago - Bajuni Muslim clerics listen to Mombasa Governor Hassan Joho at Aga Khan Jubilee Hall on Wednesday April 15, 2015. They welcomed the 10-day amnesty to radicalised youths but asked the government to give “a clear’’ plan on how it will be done. In Summary They said the... More »