Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in Xukuumadda ay u hirgashay in ay hagaajiso Maamulka iyo Maaliyadda, islamarkaana Worl Bank uu kalsooni siiyay Maamulka Maaliyadda. Wuxuu sheegay sanooy... More »
Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awoodaha aan sharciga ahayn. Bayaankan oo ka kooban Lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed w... More »
Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gudaha u galleen Guriga Senatar Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ah guddoomiyaha Gudiga dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamo ka t... More »
Dowladda Soomaaliya oo dhawaan la filayo in ay sanad jirsato ayaa bilihii ugu danbeeyayba wajaheysay mucaaraddad xooggan oo uga imanayay siyaasiyiin iyo xildhibaanno is baheystay oo dhaliilo is daba joog ah u jeedinayay siyaasadda dowladda, iyadoo dhinaca kala... More »
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay yihiin kuwa ka tarjumaya horumarka ay dowladdu ka samaysay dhanka xiriirka iyo iskaa... More »
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, isagoo dhinaca kale gurigiisa ku b... More »