Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ragii fududeeyay qaraxii dadka badan ku dhamaadeen ee 14-kii October ka dhacay Isgooska Soobe. Wasaaradda Amniga ayaa qoraal ka soo baxay ku sheegtay in wali socdo baaritaano dheeraad... More »
Xisbiga talada haya ee Zanu-PF ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka keenay 93-jirka Zimbabwe Robert Mugabe, kaasoo wali diidan inuu xilka ka dego, iyadoo ay shalay ku ekeyd mudada laga codsaday inuu isku casilo. Mudanayaal ka tirsan Xisbiga Zanu-PF ayaa sheegay in... More »
Waxaa goor dhaw xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiiradii labaad oo is casishay muddo labo bil gudahood. Wasiirrada ayaa la sheegay in ay is casilaadeeda u gudbisay wasaarrada isla... More »
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka maalmihii ugu danbeeyayba u socday madaxda dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa maamul gobolleedyada, iyadoo lagu wado in gabagabada shirka laga soo saaro War-murtiyeed la x... More »
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ka soo gudbeen xudduuda uu gobolka la wadaago Itoobiya. Ciidamadan ayaa gaaraya illaa Kun Askari, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan inay wataan hu... More »
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay jirto saameyn uu ku yeeshay weerarkii shalay lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho shirkii madaxda Qaranka ee lagu waday in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay yeelan lahaayeen mas’uuliyii... More »