Writer

Dr Munye

Madaxweynaha oo Ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon

 - 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon, iyadoo maanta loo dabaal degayo 57-guuradii ka soo wareegatay, xornimadii Gobolada Koofur iyo is raacii Koofur iyo waqooyi. Munaasabad kooban oo ka dhacday Dalji... More »