Meydad hor leh ayaa gelinkii dambe ee maanta laga helay agagaarka goobtii uu saaka ka dhacay qaraxa ismiidaaminta ah ee nawaaxiga wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa yimid markii gaari waxyaabo qarxa laga soo buuxiyey lala eegtay kolony... More »
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeryootay halka 20 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga ee ku taalla magaalladda Muqdishu. Qaraxa ayaa ahaa ismiidaami waxaa uu dhacay xilli wada uu mar... More »
Somalia’s new army chief, General Mohamed Ahmed Jimale, survived a car bomb attack in Mogadishu that claimed the lives of at least 15 people, according to police and military officials. The newly appointed military boss was said to be travelling in a convoy wi... More »
Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ku warglisay in ilaa 4, 000 oo ruux oo Soomaali ah dib looga celinayo dalka Mareykanka. Safiirka oo la hadlayay Idaacada VOA ayaa sheegay in dadka ay u ku soo celinayso dow... More »
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xiliga shaqada shaqaalaha dowladda ay bilaabaneyso iyo xiliga ay dhamaaneeyso. Wareegtadda ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay shaqada u bilaa... More »
It was probably the final nail in the coffin for City however, who are now a massive 14 points behind Chelsea in the league. Chelsea took the lead in the 10th minute when Eden Hazard’s strike at goal glanced off the head of returning City skipper Vincent Kompa... More »
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta ku qarxay afaafka hore Maqaayad laga cunteeyo oo kutaala kasoo horjeedka Wasaaradaha Amniga iyo Dhalinyarad Isboortiga ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari nuuciisu ahaa Surf... More »
Aw Kombe also said the pirates were in touch with businessmen in Kismayu over releasing the vessel, Al Kausar. “The traders want the dhow be released without ransom but my friends say they may not release without at least some cash,” he added. “They are still ... More »