Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay geerida Allaha U Naxariistee safiirkii hore dalka Masar u joogay Soomaaliya Danjire Cabdulqani Maxamed Waceys oo waabarigii saaka ku geeriyooday magaalada Kuwait ee caasimadda waddanka Kuwa... More »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa qirtay inay toogteen diyaarad xamuul oo ay lahayd Keny, taasoo keentay lix dhimasho ah, sida uu qoray wargeyska caanka ah ee Daily Nation. Warbixin uu soo gudbiyay Taliyaha Qeybta III ee Howlgalka Midawga Afrika e... More »
Lacag dhan 1.5 Milyan oo Doollar oo bartamaha Bishii May 2018 ay ku deeqday dowladda Shiinaha si wax looga qabto fatahaadda webiga Shabeelle, ayaa Baaritaan ay sameeyay Shabakadda HOL waxa ay kusoo ogaatay in lacagahaasi aysan gaarin halkii loogu talo-galay. ... More »
Wararka aan ka heleyno aagga xanunta Xalane iyo garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa sheegay in gow dhaw ay halkaas ku soo dhaceen dhowr madfac oo la aaminsan yahay inay yihiin hoobiyeyaal. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay in illaa seddax jug ay ka maqlee... More »
Dawladda Maraykanka ayaa ka hortimid in cod loo qaado qaraar kasoo baxay Golaha Amaanka oo ku baaqaya xabad joojin dalalka kala duwan oo adduunka ah si ay si fiican ula dagaalamaan cudurka Covid19. Markii la weydiiyay sharaxaad ku saabsan tallaabada Mareykanka... More »
Waxa toddobaadkaan iyo kan la so dhaafay ku dhufteen jasiiradaha : Mdowa , Chula , Jowaay iyo degaannada la xiriira e Kudhaay , iyo Istambuli ku dhufteen dabaylo duufaan ah iyo roobab mahiigaan ah. Kuwaas o sababay khasaarooyin naf iyo maal intaba Sidaas dart... More »
190,000 oo qof oo ku nool qaaradda Afrika ayaa u dhiman kara sannadka ugu horreeya ee cudurka coronavirus-ka haddii tallaabooyinka xakameynta ee muhiimka ah ay ku guul darreystaan, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digaya. Daraasaddan cusubi waxay sido... More »
Howlgallada milatariga Mareykanka ee ka socda afar dal illaa sanadkii 2019 waxaa ku dhintay 132 qof oo rayid ah, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Pentagon. Intaa waxaa u dheer, 91 qof oo rayid ah ayaa lagu dhaawacay hawlgallada ka socda Ciraaq, Suuriy... More »