Iyadoo wali magaalada Jowhar ay ka socto doorashada xubnaha aqalka sare ku matallaya, ayaa kursigii afraad xubnimada aqalka sare waxaa ku guuleystay Muuse Suudi Yalaxoow. Muuse Suudi ayaa ku guuleystay 91 cod, halka xildhibaankii la tartamayay oo lagu magacaab... More »
WASHINGTON (AP) — Donald Trump was elected America’s 45th president Tuesday, an astonishing victory for a celebrity businessman and political novice who capitalized on voters’ economic anxieties, took advantage of racial tensions and overcame a string of sexua... More »
Wararka xiligan naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in goor dhaw mar kale uu dib uga qarxay galbeedka magaalada dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa ku bilaawday madaafiic iyadoo intaa kaddibna la maqlayay r... More »
Goordhow waxaa magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furantay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland, ayadoo xarunta Daawad oo ah halka ay doorashada ka dhaceeyso ay ku suganyihiin ergadii soo dooran lahayd mudaneyaasha. Hoolka Daawa... More »
Somalia’s legislative elections missed a key deadline two weeks ago, risking a third delay and raising more serious questions about whether the deeply troubled country will ever make it out of its open-ended transition phase to become a real democracy. Four of... More »
Donald Trump on Sunday warned darkly of the danger posed by Somali migrants in Minneapolis, a deeply segregated city that has the largest Somali-American community. “Here in Minnesota, you’ve seen first hand the problems caused with faulty refugee vetting, wit... More »
Dagaal culus oo dhaxeeya ciidammada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in uu dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo sidda ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah. Dagaalka oo leysku adeegsanayo hub kala duwan ayaa ku fiday goob hor leh... More »