Magaalooyinka kala duwan ee deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa guud ahaanba maanta looga dabaaldegay munaasibadda ciidda barakeeysan ee Ciidul Adxa, ayadoo dadka Muslimiinta ah ee ku nool daafaha caalamka ay maanta u ahayd maalin farxad... More »
Dalka Sweden magaalo madaxdiisa Stockholm hoolka shirarka iyo xafladaha ee Jubba Restaurant, waxaa habeenkii ay taariikhdu ahayd 9-9-2016 lagu qabtay xaflad lagu taageerayay musharraxa Madaxweyne Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo dhowr ayaamood ka h... More »
President Uhuru Kenyatta has intervened to have the Somali government lift a ban on miraa imports from Kenya. Government spokesman Eric Kiraithe said the Head of State had personally contacted his Somalia counterpart, Hassan Sheikh Mohamoud, to reinstate entry... More »
Wakiilka QM ee Somalia Micheal Keating, ayaa shaki geliyay doorashada Somalia ee sannadkan inay ku dhacdo xilligii loo qabtay; isagoo Xusay in Beesha Caalamka aanay Aqbali doonin khilaaf Siyaasadeed oo sabab u noqda inay dib u dhacdo doorashada sannadkan. Danj... More »
Diyaarad JAAD wadda oo ka timid Kenya ayaa ka degtay saakay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaddib markii shalay aysan ka dagin diyaaradaha jaadka, lana sheegay in Puntland ay uu ka Hir-galay go’aankii joojinta diyaaradaha Jaadka ee Dowladda Soom... More »
Safiirada Somalia u fadhida dalka Pakistan Khadijo Maxameed Al-makhtuumi, ayaa la Kulantay Wasiirrada Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Waddanka Pakistan, kuwaasoo ay kala hadashay arrimo fara badan oo muhiimad gaara ah u leh labada waddan. Danjire Khadija oo ku... More »
Several cargo planes destined for Mogadishu are stuck in Nairobi with miraa worth about Sh50 million after Somalia suspended the flights. But sources at the airport in Nairobi said some planes left for Kismayu, Puntland and Galkayo with miraa despite the ban. ... More »