Mogadishu (HOL) – With time winding down and international pressure mounting, a date has been announced by the National Leadership Forum (NLF) for the Somali Federal Elections. On November 7th, 275 members of the lower house of parliament will select Somalia’... More »
The detained London knife attack suspect is a Norwegian national of Somali origin whose background appears to be irrelevant to the motives behind the act, London’s Metropolitan Police Assistant Commissioner Mark Rowley said Thursday. A 19-year-old man has been... More »
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shirka wada-tashiga Qaran ee doorashooyinka, kaasoo ah mdkii u dambeeyay ee Hogaamiyeyaasha Soomaalidu ay ka yeeshaan Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo Sannadkan lagu jiro ee 2016-ka. Shirkan ayaa waxaa fu... More »
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta mamnuucay Baasaboorka Somalia ee sida qarsoodiga ah loogu samayn jiray Somaliland in aan madaaradda lagaga dhoofi Karin, isla markaana aan lagu soo gali Karin. Taliyaha laanta socdaalka Somaliland, Jeneraal Maxamed Cismaan Caa... More »
Guddiga Heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dalka [FIEIT], ayaa Shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku Qabteen ka sheegay inay ku shaqeyn doonaan si ay cadaaladi ku jirto. Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) oo ah guddoomiyaha guddigan, ayaa sheegay in doorashooy... More »
Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas’uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan. Inkastoo... More »
Ugu yaraan 15 ruux oo ay ku jiraan Kooxihii weerarkan ka dambeeyay ayaa ku geeriyooday Weerarro is-miidaamin iyo toos ah oo xoogag ka tirsan Al-shabaab ay maanta ku qaadeen xarunta CID-da ee Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 20-qof. Dadka Geeriyoo... More »
Hillary Clinton ayaa weerar afka ah mar kale ku qaaday murashaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump. Hillary ayaa sheegtay in Donald Trump fikaradihiisu ay aad u khaldan yihiin isla markaana aanan lagu hoggaamin karin shacabka Mareykanka. Waxay kaloo sheegtay in ... More »