Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay ee looga doodayay Nooca Doorasho ee dalka ka dhacaysa daba-yaaqada Sannadkaan. Axm... More »
War-murtiyeed Caawa kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa lagu shaaciyay qaabka doorasho ee dalka ka dhicaysa dhamaadka Sannadkan 2016-ka, iyadoo lagu sheegay War-murtiyeedka in iyadoo la eegayo Duruufaha jira ee dhanka amniga ay madaxda Soomaal... More »
Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii ay Saakay isaga baxeen ciidamada Kenya ee qaybta ka ah AMISOM iyo kuwa Maamulka Jubbaland. Shacabka ku nool degmada ayaa isugu soo baxay faga... More »
Taliyaha ciidamada Kenya Jen. Samson Mwathethe oo shir jaraa’id ku qabtay Nairobi ayaa sheegay in duqeyn ay gudaha Somalia ka geysteen ku dileen taliyihii hogaaminayay ciidamada Al-shabaab ee Weeraray Saldhigga Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Jen. Mwathethe ayaa s... More »
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in la soo Af-jaray Howl-galkii Xeebta LIIDO, halkaasoo ay xalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo socday muddo 10-saac ah, ayaa waxaa ku dhintay 25-ruux oo ay afar ka mid a... More »
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in go’aanka ugu dambeeyay ee habka doorasho ee dalka ka dhacaysa lagu gaari doono degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu hadalkiisa ku daray Axmed Madoobe in la isugu s... More »
Beesha Caalamka ayaa shaacisay inay Mas’uuliyiinta Somalia ka filayso inay si deg-deg ah ugu soo Gudbiyaan go’aan ku saabsan hab Doorasho oo la isku raacsan yahay oo ka dhacda Soomaaliya; isla markaana aanu xilli loo kordhinayo Dowladda Federaalka Somalia ee x... More »
Xukuumadda federaalka Somalia ayaa maanta si adag u cambaareysay weerarkii xoogagga Al-shabaab ay ku qaadeen shalay saldhigga ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo. “Anaga oo si gaar ah u garwaaqsan, lana qayb-saneyna khasaaraha... More »