Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 10-ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray qarax ka dhacay maanta duhurkii waddada Maka Al-mukarama ee Muqdisho, iyadoo la sheegay in qaraxan ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo l... More »
Wafdiga dowladda Somalia ee ku sugan degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer ku tagay goobihii la dajiyay maleeshiyaadkii dhawaan ku diriray xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Wafdiga oo sidoo kale kormeerkooda ku wehlinay... More »
Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gebagebeeyey, kaasi oo soo saaray qoddobo dhawr ah, oo ay ugu muhiimsan yihiin:- 1. Inaan wax muddo kordhin ah loo sameyn hay’adaha dowladda Soomaaliya ee iminka jira. 2. In la dhi... More »
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa maanta ku baaqay in la joojiyo colaadaha kasoo cusboonaaday gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Hoose ee Bartamaha iyo Koonfur Somalia, dhinacyada dagaallamayana ugu baaqay inay si nabadgalyo ay ku jirto ku xalliyaan khilaa... More »
Xaalada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa caawa degan kaddib dagaal culus oo maanta xaafadda Howl-wadaag ku dhexmaray maleeshiyo ka kala tirsan beelaha Gaaljecel iyo Jajeele. In ka badan 10 qof oo u badan dhinacyadii dirirtu dhaxmartay ayaa dagaalka... More »
Kulan balaaran oo ay soo agaasimeen in ka badan 25-xisbi siyaasadeed ayay kusoo bandhigeen – Hanaanka loo dhan yahay ee Doorashada 2016 – iyadoo munaasabaddan ay ka qayb-galeen xildhibaanno, hoggaamiyayaal xisbi, xubnaha xisbiyada, odayaasha-dhaqanka, culuuaa’... More »
Laamaha Federaalka Maraykanka ayaa maalintii shalay ahayd dacwad cusub ka gudbiyay wiil kamid ah Soomaalida gobolka Minnesota ku nool, waxaana loo haystaa inuu taageero kala duwan u fidiyay ururka ISIL ee Bariga dhexe ka dagaallama. Dacwadan oo laga gudbiyay C... More »
Shacabka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dhigay dibadbax ay kaga cabanayaan canshuuro dheeri ah oo laga qaado iyo amni-xumo soo laalaabtay oo degmadaas ka dhacaya. Bannaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoranaayeen erayo ay ka mi... More »