Xukuumadda Shiinaha ayaa sheegatay inay u dirayso Somalia dhawaan xeel-dheerayaal qiimeeyn ku sameeya meelaha ay doonayso in Somalia ay ka taageerto, si dib loo soo celiyo iskaashiga labada dal u dhexeeyay ka hor burburkii dowladii dhexe sannadkii 1991-kii. Af... More »
RW Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ay la socdaan madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in safarka mas’uuliyiintan uu salka ku haya ka qayb-galka shirk... More »
Wakiilka IGAD ee Somalia, Maxamed Cabdi Afeey ayaa ka dhawaajiyay inuu dadaal u geli doono sidii maxkamada caalamiga ah ee ICC ay xafiis uga furan lahayd Somalia, si loo helo la xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo dadka dambiyada dagaal ka gala Somalia. Afeey oo... More »
Xildhibaan ka tirsan Baarlmaaanka maamulka Gal-mudug oo lagu magacaabo, Maxamed Xuseen Tahliil ayaa lagu dhaawacay Gaalkacyo maanta, iyadoo sidoo kale ay kooxo hubeysan isla magaaladaas ku dileen ganacsade lagu magacaabo, Daahir Akhwaan. Wararka ayaa sheegaya ... More »
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay oo talaado ah uu maanta mar kale dagaal uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan furumaha ay isku horfadhiyaan Ciidamada Puntiland iyo kuwa Galmudug. Dagaalka ayaa la s... More »
Wararka maanta laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Puntland ay saxiixday heshiis afar qodob ka kooban oo lagu dhameynayo xiisadaha colaadeed ee tan iyo toddobaadkii hore ka taagnayd magaaladaas. Heshiiskan ayaa lagu saxiixay kulan ka dhacay xarunt... More »
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ku baaqay in si deg-deg ah xabbadda loo joojiyo, nabad waartana ay ka dhaqan-gasho. Degmada Gaalkacy... More »