Ciidamada amniga Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo ay ku tuhmayaan inay ka tirsan yihiin xubnaha Al-shabaab ee ka dagaallama dhulka kaynta badan ee Boni oo ka tirsan deegaanka Lamu-Kenya. Tuhmanayaashan la qabtay ayaa waxaa ku jira laba... More »
Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arka iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa soo gunaanaday booqasho maalin ahayd oo ay ku tageen Xeryaha qoxootiga Dhadhaab ee ku yaalla gobalka Waqooyi-bari ee Kenya. Sharmar’arke ayaa safarkiisa ... More »
Wasaaradda maaliyadda dowladda Jubaland ayaa u guurtay xarunta bankigii hore ee ganacsiga halkaasoo dowladda jubaland oo kaashanayeesa hay’ado ay ku sameysay dayactir. Bankigan ganacsiga ayaa loo dhisay hab casri ah, iyadoo loo dhameystiray dhammaan adeegyadii... More »
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa tagay safaarada Dowlada Mareykanka ku leedahay Magaaladaasi lana kulmay masuuliyiin. Axmed ... More »
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Jubbaland ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulkaas iyo Kooxda Al-shabaab ay shalay ku dagaallameen Deegaanka Qooqaani ee gobolka Jubbada hoose, dagaalkaas oo sababay dhimashada Labo qof iyo dhaawaca Afar kale oo iskugu jira d... More »
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Hoteel Saxafi ee Muqdisho ayaa sheegaya in khasaarihii ka dhashay ay tiradoodu gaarayso ugu yaraan 15-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana ka hadlay weerarkaan wasiirka warfaafinta Soomaaliya. Dadka ku... More »
Fadhiga ay maanta isugu yimaadeen mudaneyaasha baarlamanka Jubaland ayaa waxa ay cod ugu qaadayeen in waqti kordhin loo sameeyo madaxweeynaha Jubaland kadib markii uu ka dhamaaday waqtigii laga doonayay in uu kusoo dhiso golahiisa wasiirada. Kulankan oo ka dha... More »
Kulan lagu sagootinayay guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen [Muun-gaab] ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ay ka qayb-galeen inta badan mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne kala duwan. Qaar ka... More »
Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin soo gudbin miisaaniyad sannadeedka 2016-ka iyo xog ururin ay soo sameeyeen xubno ka tirsan guddigii loo xil-saaray gurmadka fa... More »