Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golayaasha maamulka Puntland ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyagoo ku sii jeeda magaalada Muqisho. “Waxaan aniga iyo madaxda ila socotoba aan u tagaynaa... More »
Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumada Somalia, Cismaan Libaax Ibraahim ayaa maanta kormeerka ku tagay dhisamayaasha African Village oo ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir, isagoo kulammo la qaatay guddi ay iska soo xulee... More »
Waxaa maalmahaan booqasho hawleed ku jooga jasiiradaha Bajun Islands , wafdi ballaran o u hoggaminaayo Suldan DILI MAHADI DILI. Booqashada waxay ku saabsan tahay bogaadin iyo wacyigelin shacbiga soomaaliyeed o ku dhaqan jasiiradaha iyo deegannada la xiriira. More »
Wasiirka Amniga Qaranka Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay in shaqaalihii diyaaraddii dhawaan ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee raashinka u wadday AMISOM aan la xirin oo ay deggen yihiin mid ka mid ah hoteellada Muqdisho iyagoo xor ah. Shaqaa... More »
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo su’aalo kaga jawaabayay shacab Soomaaliyeed oo dood ka qaybgalayay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in awoodda dalka ay gacanta ugu jirto urur gaar ah, wuxuuna sheegay inuusan ka mid ahayd urur ka mid ah ururrada islaamig... More »
Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Somalia ee wax ka saxiixay mooshinka madaxweynaha laga keenay ayaa sharci-darro ku tilmaamay waddada ay u dowladdu doonayso inay u marto dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabee... More »
Iyadoo xalay ay ku dhacday deegaanka Carbiska oo ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, iyadoo diyaarada uu soo gaaray burbur xooggan oo dhan walba leh. Diyaaraddan oo nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa u dhacday sababo la xiriira shidaalka oo ka dha... More »
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa shirkii looga hadlayay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Somalia oo ka furmay Muqdisho, iyadoo ay hadallo kala duwan ka jeediyeen 12-xildhibaan oo ka qayb-galay shirka kuwaas oo ka mid ahaa xildhibaannadii saxiixay... More »