Writer

Dr Munye

Tirada dhimashada Qaraxii Hotel Weheliye oo korartay

 - 

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaaraha Qaraxii cuslaa ee maanta ka dhacay hotelka Weheliye e magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tirada dhimashadu gaartay 17 ruux. Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan ayaa sheegay in... More »

Wafdi ka socda Qatar oo gaaray magaalada Muqdisho

 - 

Wafdi ka socday dowlada Qadar ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho iyadoo lagu wado in wafdigan uu kulamo la yeesho madaxda dalka. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah Fahmo Axmed Nuur ayaa wafdigan ganacasatada ah ee ka s... More »

Hailemariam Desalegn oo goor dhaw is casilay

 - 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu xilkii uu hayay iska casilay ra’iisal wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talad... More »