Ciidamo Itoobiyaan ah oo Soomaaliya uga soo talaabay xadka gobolka Gedo Published 8y ago - Dr Munye Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ka soo gudbeen xudduuda uu gobolka la wadaago Itoobiya. Ciidamadan ayaa gaaraya illaa Kun Askari, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan inay wataan hu... More »
Shirka madaxda Qaranka iyo saameynta Qaraxii Naasa Hablood Published 8y ago - Dr Munye Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay jirto saameyn uu ku yeeshay weerarkii shalay lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho shirkii madaxda Qaranka ee lagu waday in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay yeelan lahaayeen mas’uuliyii... More »
Safarradi madaxweyne Farmaajo ku tegay dalalka Ugandha, Itoobiya iyo Jabuuti Published 8y ago - Dr Munye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti ay isku soo afgarteen in la dar-dar geliyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Madaxwe... More »
Xarrakada Al-shabaab oo sheegatay dilkii xildhibaan Timo Faras ee magaalada Kismaayo Published 8y ago - Dr Munye War laga siidaayay warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in xoogag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab in ay ka dambeeyeen dilkii xalay xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo loogu geystay xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras). ... More »
Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Jubbaland oo caawa Kismaayo lagu dilay Published 8y ago - Dr Munye Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa caawa ku dishay magaalada Kismaayo xildhibaan C/xakiin Timo Faras oo ka tirsanaa baarlamaanka Jubbaland. Weerarka lagu toogtay xildhibaanka ayaa ka dhacay xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo waxaana goobta ka baxsaday koox... More »
Bannanbax ka dhacay Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka Published 8y ago - Dr Munye Dibadbax ballaaran oo ay ka qeybgallayaan dadweyne isaga kala yimid xaafaddaha magaalada Muqdisho ayaa waqtigan ka soconaya magaalada Muqdisho. Garoonka kubadda cagta ee Banaadir waxaa hadda ka socdo dibadbax weyn, waxaana aad loo adkeeyay amniga, iyadoo halka... More »
Masuuliyiin & shacab dhiig ugu deeqay dhaawacyada bilqan Isbitaalada Muqdish Published 8y ago - Dr Munye Shacab fara badan iyo Masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa gaaray xalay iyo saaka qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho iyagoo dhiigooda ugu deeqay dadkii faraha badnaa ee ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Zoope oo si weyn loogu hoobtay. W... More »
Farmaajo oo booqday goobtii Masiibadu ka dhacday & Isbitaalada, dhiigna shubay Published 8y ago - Dr Munye Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii mashaqadu ka dhacday ee isgoyska Zoopo iyo Isbtitaalada magaalada qaarkood isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii Soomaliyeed oo waxyeeladu ka soo gaartay qarixii Isgoyska Soobe ee magaalada M... More »
Dad ka badan 20 ruux oo ku dhimatay qaraxii Isgoyska Zoobe ee Muqdisho Published 8y ago - Dr Munye Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku naf waayey Qarax laga soo buuxiyey gaari xamuul ah oo saacado yar ka hor ka dhacay isgoyska Zoope oo ka mid ah isgoysyada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 30 ruux oo shacab ayaa la xaqiijyey iney ku dhintee... More »
Xukumadda federaalka oo sheegtay in ay xoojineyso xiriirka kala dhaxeeya maamul gobolleedyada Published 8y ago - Dr Munye Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqii Madaxweyne Farmaajo ee midnimada iyo wadashaqeynta hay’adaha dawliga ah ee heer Federaal iyo heer dawlad Goboleed. Xukuumadda ayaa sheegtay in ay ka go’antahay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta dawlad goboleedy... More »
Raila Odinga oo isaga haray doorashada ku celiska ee Madaxweynaha Kenya Published 8y ago - Dr Munye Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka in ay ka hareen tartanka doorashada Madaxweynaha ee dhammaadka bishan. Wuxuu sheegay in dalabaadkooda aan la aqbalin kaddib go’aankii maxkamadda ee ay ku laasha... More »
Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhoweeyey Khartuum Published 8y ago - Dr Munye Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wefdigii uu hoggaaminayey ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Khartuum ee dalka Suudaan. Waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir iyo xubno ka tirsan g... More »