Cabdiraxmaan Cabdishakuur ” Xildhibaannadii carqaladeeyay hadal jeedintii madaxweynaha furitaankii kalfadhigii Baarlamanka, ma aheyn wax khalad ah” Published 5y ago - Dr Munye Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay arrintii dhowaan ka dhacday furitaankii kalfadhigii 7-aad ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, taas oo aheyd xilidhibaannadii carqaladeeyay hadal jeedintii Madaxweynaha Soomaali... More »
Aadan Barre Ducaale oo ka badbaaday in xilka laga qaado Published 5y ago - Dr Munye Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa waxa uu maanta ka badbaaday qorshe la doonayay in xilka looga qaado, kadib isbedal lagu sameynayay mas’uuliyiinta jagooyinka kala duwan ka haya xisbul xaakimka Jubilee. Arrintaan ayaa waxay ... More »
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo xaqiijisay 60 kiis oo COVID-19 ah Published 5y ago - Dr Munye Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah xaqiijisay 60 xaaladood oo cusub oo ah CVIDID-19, taasoo tirada guud ee cudurka ka dhigtay 1,976. Wasiirka Caafimaadka Fawziya Abikar ayaa sheegtay in 21 bukaan ay ka soo kabsadeen COVID-19, taas oo ti... More »
Maamulka Cisbitaalka Madiina oo ka warbixiyay dhaawacyo goor dhow la gaarsiiyay Published 5y ago - Dr Munye Agaasimaha Cisbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho Dr. Maxamed Yuusuf oo goor dhow warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu ka warramay xaaladda dhaawacyadii lasoo gaarsiiyay ee kamid ka ahaa dadkii ku waxyeelloobay qaraxii ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee dul... More »
10 qof oo ku dhintay qarax miino oo haleelay gaari shacab ah oo marayay degaanka Lafoole Published 5y ago - Dr Munye Ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday 13 kalena way ku dhaawcmeen qarax miino oo haleeyay gaari hoomay ah oo marayay wadada Lafoole ee gobolka Shabeeladda hoose. Gaariga ayaa kusii jeeday degaanka daafeed ee isla gobolkaas. Lama oga cida falkaan k... More »
Boqolaal qoys oo ka barakacay fatahaada Beledweyne Published 5y ago - Dr Munye Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay fatahaad xooggan ka geystay magaalada Beledweyne, waxaana dhammaan xermay jidadka isku xira xaafadaha kala duwan taas oo dhibaato adag ku haaysa bulshada . Dadka ayaa ka baxay guryahooda waxa ayna dageen Ceel-jaa... More »
Xildhibaano laga hor istaagay in ay ka baxaan Garoonka Muqdisho Published 5y ago - Dr Munye Senator Iftiin Xasan iimaan (Baasto) iyo Senator C/llahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen uga hadlay qaabkii uu u dhacay is hor istaag lagu sameeyey maanta xilli ay ku sii jeedeen magaalada Kismaayo. Masuuliyiintan waxay la socdeen w... More »
Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Aas loogu sameeyay Kismaayo Published 5y ago - Dr Munye Waxaa saaka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo kasoo dagtay diyaarad siday meydka AUN Wasiirkii waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Macalim Maxamed Ibraahim Maxamuud, kaasoo dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya. Meydka wasiirka oo laga soo qaaday... More »
Danjire Cabdulqani Maxamed Waceys oo mar safiir ka ahaa masar oo geeriyooday Published 5y ago - Dr Munye Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay geerida Allaha U Naxariistee safiirkii hore dalka Masar u joogay Soomaaliya Danjire Cabdulqani Maxamed Waceys oo waabarigii saaka ku geeriyooday magaalada Kuwait ee caasimadda waddanka Kuwa... More »
Ciidamada Itoobiya oo qirtay inay soo rideen diyaaraddii kusoo dhacday Bardaale Published 5y ago - Dr Munye Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa qirtay inay toogteen diyaarad xamuul oo ay lahayd Keny, taasoo keentay lix dhimasho ah, sida uu qoray wargeyska caanka ah ee Daily Nation. Warbixin uu soo gudbiyay Taliyaha Qeybta III ee Howlgalka Midawga Afrika e... More »
Dowladda Federaalka oo lacago loogu talo-galay Fatahaadda Baladweyne arrimo kale u adeegsatay Published 5y ago - Dr Munye Lacag dhan 1.5 Milyan oo Doollar oo bartamaha Bishii May 2018 ay ku deeqday dowladda Shiinaha si wax looga qabto fatahaadda webiga Shabeelle, ayaa Baaritaan ay sameeyay Shabakadda HOL waxa ay kusoo ogaatay in lacagahaasi aysan gaarin halkii loogu talo-galay. ... More »
Covid19: WHO oo ka digtay in 190,000 ay ku dhiman karaan Afrika hal sano gudaheed Published 5y ago - Dr Munye 190,000 oo qof oo ku nool qaaradda Afrika ayaa u dhiman kara sannadka ugu horreeya ee cudurka coronavirus-ka haddii tallaabooyinka xakameynta ee muhiimka ah ay ku guul darreystaan, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digaya. Daraasaddan cusubi waxay sido... More »