Dayuurad milateri oo siday raashiin gargaar ah ayaa maanta ka soo degatay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Raashiinkan deeqda ah oo gaaraya 20 tan ayaa waxaay ka timid dowlada Jordan oo ka mid ah dowladaha Carabta ee xiriirka wanaagsan l... More »
Wararka ka imanaya dalka Yaman ayaa sheegaya geerida in ka badan 30 qof oo qaxooti Soomaali ah oo lagu dilay weerar ka dhacay xeebta Yaman ee Badda Cas. Ilowareedyo ay leedahay Ilaalada xeebaha aagga Xudeyda, oo fallaagadu gacanta ku hayso, waxay tilmaamayaan... More »
Wararka ka imanaya Puntland, gaar ahaan xeebaha Caluula ee gobalka Bari waxa ay sheegayaan in halkaas maanta ay ku dagaallameen ciidamada badda Puntland iyo koox burcad-badeed oo dhawaan xeebaha Soomaaliya ka qafaashay markab shidaal si Dadka deeganka ayaa she... More »
-Warar dheeraad ah iyo faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay afafka hore ee hotel Weheliye magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay gaariga walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu haleelay gaari nuuca loo yaqaan Hilux o... More »
Arbacadii todobaadkii hore aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii codka kalsoonida uu ka helay xildhibaannada baarlamaanka ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Tan iyo wixii waqtigaa ka danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo ... More »
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahad celiyay xildhibaannada baarlamaanka sida kalsoonida leh ee ay codka ku siiyeen. Madaxweynaha ayaa sheegay in wixii hada ka danbeeya ay dowladda u dhaqaaqi doonto dhinaca dimoqraadiyadd... More »