Hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo oo ah halkii ay ka dhaceen doorashooyinkii xubnaha aqalka hoose ee dowlad goboleedka Jubaland u matalaya baarlamanka dalka ayaa saaka lagu qabtay doorashada kursigii ay soo celiyeen guddiga heer federaalka ee xallinta khilaa... More »
Boqollaal qoys oo kasoo barakacay gobollada Bay, Bakool, J/dhexe iyo qeeybo ka tirsan gobolka Gedo ayaa gaaray degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, ayadoo dadkani ay saameeyn ba’an ku yeesheen abaaraha ka jira Soomaaliya. Qoysaskan oo u badan xoola dhaqato ku xoo... More »
Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi –ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Soma... More »
Marka dib loo eego jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya maanta oo ay taarkhdii ku beegan tahay 31 bishan Janaayo maalin Talaado ah waxaa uu qorshuhu ahaa in dood furan yeeshaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, hasse ahaatee taa ma d... More »
Xarunta Villa Hargeysa waxaa siweyn uga soctay diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha, waxaana ilaa iyo hadda la diiwaangaliyay 12 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Maalinta beri ah ayaa la filayaa galinka danbe in la soo ga... More »
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee lagu wado in 8-da bishan Febraayo ka dhacdo magaalada Muqdisho waxaa isku soo sharaxay Musharaxiin badan ,kuwaa oo isugu jira kuwa horey dalka xilal uga soo qabtay iyo kuwa cusub. Musharaxiinta Madaxweyne ayaa intooda bada... More »
Guddiga qaban-qaabada musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ilaa iyo hada si rasmi ah isku diiwaangaliyeen ilaa afar musharax oo soo buuxiyay sharuudaha laga doonayo qofka u tartamaya xilka madaxweynaha. Sidoo kale gudiga ayaa sh... More »
Baarlamaanka Jaamacada Carabta ayaa isku raacay in la kordhiyo taageerada la siiyo Soomaaliya si loo xaqijiyo amniga magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo ka hortaga kooxaha argagixisada ah. Xildhibaanada baarlamaanka Jaamacada Carabta ayaa sidoo kale waxaa a... More »
Diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ka bilaabato xarunta Villa Hargeysa sida ay sheegeen gudiga qabanqaabada doorashada. Diiwaangalinta ayaa lagu wadaa in ay socto mudo saddex cisho ah, waxaana ay ku... More »
Shacabka reer Muqdisho ayaa u muuqda kuwo wali la sii dhakafaarsan qaraxyadii is xig xigay ee maanta ka dhacay wadada Maka Al-Mukamara, gaar ahaan weerarkii ismidaaminta ah ee lagu qaaday hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadan oo ahaa kuwo loo adeegs... More »