Weerar ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho Published 8y ago - Dr Munye Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo buuxiyay ayaa goor dhaw lagu qaaday hoteel ku yaalla wadada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Maka Al-Mukarama. Hotelka la weeraro oo lagu magacaabo Dayax Hotel ayaa ah mid amnigiisa siweyn loo ilaali... More »
Ciidamada Jubaland iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Badhaadhe Published 8y ago - Dr Munye Ciidamada Jubaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo ciidamo ka tirsan kuwa Mareeykanka ee ku sugan gobollada Jubooyinka ayaa saaka aroortii gacanta ku dhigay degmada Badhaadhe ee gobolka J/hoose, kadib weerar qorsheeysan oo ay degmadaasi ku qaadeen. Ciidamad... More »
Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha oo lagu dhawaaqay Published 8y ago - Dr Munye Gudoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha Somalia. Guddiga oo ka kooban 16 xubnood oo isugu jira labada aqal ee Baarlamanka ayaa wareegtada lagu sheegay in gudDoomiye Jawaa... More »
Beesha caalamka ku baaqday in lagu dhaqsado doorashada madaxweynaha Soomaaliya Published 8y ago - Dr Munye Beesha caalamka ayaa ugu baaqaday labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya in deg deg loo guda-gallo dhismaha guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Beesha caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub sha... More »
Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo ku guuleystay guddoomiyaha aqalka sare Published 8y ago - Dr Munye Waxaa goor dhaw soo dhamaantay doorashada guddoomiyaha aqalka sare oo ay ku tartameen labo musharax, waxaana ku guuleystay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi. Cabdi Xaaji C/dulllaahi ayaa hellay 43 cod, halka musharixii la tartamayay Mustafe Ma... More »
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare oo la doortay Published 8y ago - Dr Munye Doorasho aad u adag oo saddex wareeg leysla maray, ayaa ugu danbeyntii waxaa guddoomiye ku-xigeenka koowaad ku guuleystay Abshir Max’ed Axmed Bukhaari oo ka guuleystay Axmed Cabdi Dhuxuloow Dhagdheer. Musharax Abshir Mukhaari ayaa ku guuleystay 30 cod, halka m... More »
Doorashadii guddoonka aqalka sare oo la soo gabagabeeyay Published 8y ago - Dr Munye Waxaa goor dhaw gabi ahaanba la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya, kaddib markii xildhibaanno ka kooban 52 labo xubnood kala saareen 16 musharax oo u tartamayay guddoonka sare. Doorashada guddoomiye ku-xigeenka aqalka labaad oo go... More »
Donald Trump oo loo dhaariyay xafiiska madaxweynaha dalka Mareykanka Published 8y ago - Dr Munye Donald John Trump madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka, ayaa munaasabad siweyn loo soo agaasimay maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, isaga oo noqonaya madaxweynihii 45 aad soo mara Mareykanka. Donald Trump oo ku guuleystay doorashadii sanadkii ina dhaa... More »
Abaaro ba’an o ka taagan jasiiradaha Bajuni Islands Published 8y ago - Dr Munye Xili abaar ba’ani ay ka jirto qeybo badan oo dalka Soomaaliya , ayaa waxaa dadka Jasiiradaha Baajuun ay ka cabanayaan abaar aad u ba’an oo soo wajahday. Muddo dheer roobab kama da’in mantiqada , sidaas darteed boqollal qoys aya barakacay markii xoolihii ka dha... More »
Xiliga la dooranayo guddoonka aqalka sare oo lagu dhawaaq Published 8y ago - Dr Munye Waxaa goor dhaw lagu dhawaaqay gudiga qaban-qaabada doorashada xubnaha aqalka sare oo ka kooban 6 xubnood, kuwaa oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka aqalka sare. Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa loo magacaabay Senator Prof Max’ed Cismaan Faarax (Dhaga... More »
Axmed Madoobe oo Soo xiray kala fadhigii labaad ee Golaha Wakiilada Jubbaland Published 8y ago - Dr Munye Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiilada u jeediyay qudbad dheer oo uu kaga hadlay dhinacyo badan oo ay ka mid ah... More »
Guddoonka baarlamaanka oo kulan la qaatay guddiga doorashada dadban Published 8y ago - Dr Munye Guddoonka cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddiga doorashada dadban oo ay ka wada hadleen arimo la xiriira doorashada xubnaha gobollaha shacabka iyo aqalka sare ee wali dhiman. Gaar ahaan kulanka labada dhinac ayaa lo... More »