Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka 10aad Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeellanaya kulankoodii labaad ee kalfadhigii koowaad, waxaana lagu wadaa in ay dood ka yeeshan xiliga kama danbeystaha ah ee la qabanayo doorashada gudoonka baarlaamaanka Soomaaliya... More »
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa la filayaa in kulankiisii labaad Kalfadhigiisii koowaad maalinta beri ah uga doodaa qodobo dhowr ah oo dhamaantood marka la eego muhiim u ah geedi socodka doorashada hogaanka sare ee dalka. Kulanka labaad ee baarlamaanka ... More »
Ururada iyo wakiilada dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii 29-kii bishan ka soo baxay madasha wadatashiga Qaran, kaas oo ku aadanaa in dib loo dhigay doorashada 18-ka kursi ee lagu kordhiyay xubnaha aqalka Sare ee dalka. Saaxiibada dane... More »
Dowladdaha Mareykanka iyo Britain ayaa digniin culus ka soo saaray musuq maasuqa Soomaaliya, gaar ahaan labada dowladood ayaa u digay dadka heysta dhaqalashoodooda ee ku lug yeeshay musuq maasuqa. Dawlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay tilaabo ka qaadi... More »
Waxaa si habsmi leh ilaa iyo hadda uga socta xarunta Jeneraal Kaahiye Ex School Polizio, dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee baarlamanka cusub, waxaana goobta inta badan ku sugan mudanayaashii laga soo doortay xarumaha dowlad gobolleedyada dalka. Guddoo... More »
Munaasabada maanta dhacday ee dhaarinta xildhibaannada oo muhiimad gaar ah u laheyd geedi socodka doorashada Soomaaliya ayeey dad badan u arkayeen mid maqaam sare leh oo ay ka soo qeybgali doonaan madaxda ugu sareysa Qaranka iyo wakiilada beesha calaamka ka j... More »
Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada labada aqal ee dhawaan laga soo doortay xarumaha dowlad gobolleedyada dalka. Waxaa magaalada Muqdisho siweyn looga dareemayaan qaban-qaabada munaasabada dhaarta ... More »
JIDADKA magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa saakay intooda badan xiran, waxaana lagu arkayaa ciidamo aad u hubeysan oo sugaya aminga kuwaa oo gadiidka dadweynaha ka celinaya waddooyinka muhiimka ah ee aan la ogoleyn in la maro. Saraakiisha ciidamada dowl... More »
Madasha hogaamiyayaasha madasha-wadda-tashiga Qaran (MHQ) oo todobaadyadii ugu danbeeyayba ka socday magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr qodob. WAR-murtiyeedkan ayaa waxaa ka mid ah in 18 xubnood lagu kordhiyo A... More »