Howlgallada milatariga Mareykanka ee ka socda afar dal illaa sanadkii 2019 waxaa ku dhintay 132 qof oo rayid ah, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Pentagon. Intaa waxaa u dheer, 91 qof oo rayid ah ayaa lagu dhaawacay hawlgallada ka socda Ciraaq, Suuriy... More »
Taliyihii qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka Jen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo saraakiil kale ayaa lagu dilay qarax miino oo waddada dhinaceeda la dhigay,sida ay ku warrantay warbaahina gudaha. Wararka ayaa intaa ku daraya in qaraxa uu sido... More »
Sheikh Ali Giumale, the only child of Giumale Barale and Ghedia Roble was born in 1905 in the village of Omaad, near Belet Uen. The son of a village herdsman, he moved to Mogadiscio where he attended Quran School before enrolling in the government run schools.... More »
Ilhaan Omar ayaa noqoneysa qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Qaxootinimo ku taga dalkaasi Mareykanka oo ka mid noqota Aqalka Congress-ka, waxaa ay guushaasi ka gaartay doorashaddii dhexe ee Mareykanka ee shalay dhacday. Waxaa ay badashay Ilhaan Cumar Keith... More »
Dowladda Turkiya ayaa waxa ay furtay garoonka diyaaradaha ugu weyn adduunyada, kaas oo ah mashruuc aad u weyn oo muujinaaya riyada Madaxweyne Erdogan ee ah in dalka Turkiya uu ka dhigo dal door weyn ku leh caalamka. Laakiin dalka Soomaliya ayaanan ka soo qeyb ... More »