Xukuumada jamhuuriyada goonida isu taagtay ee la magac baxday Somaliland ayaa sheegtay in wax masuuliyiin ah aysan uga qeybgaleyn doorashada Soomaaliya. Xukuumada jamhuuriyada goonida isu taagtay ee la magac baxday Somaliland ayaa sheegtay in Somaliland ay tah... More »
Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland ayaa wali ku sii siqaya demada Qandala ee gobolka Bari oo bishii October ee ina shaafta la wareegeen xoogag sheegtay in ay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Howlgalka ciidammada Puntland oo dhinacyo badan ka imanaya ayaa si... More »
Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa war ka soo saaray waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha, kaddib shir jaraa’id oo ay galabta ku qabteen magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha guddiga doorashada Avv. Cumar Max’uud C/dulle [Cumar Dhagey] oo warbaa... More »
Fidel Castro, kiongozi wa zamani wa Cuba aliyeongoza mapinduzi ya Kikomunisti, amefariki dunia akiwa na umri wa miaka 90, kakake ametangaza. “Amiri jeshi mkuu wa mapinduzi ya Cuba alifariki dunia mwendo wa saa 22:29 usiku huu (03:29 GMT Jumamosi),” Rais Raul C... More »
Qarax ayaa Goor-dhaw ka dhacay waddada Afsiyooni ee laga galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, kaasoo aan illaa hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay. Goobjoogayaal ayaa HOL u sheegay in Qaraxu uu ahaa mid dhawaaq weyn, balse aanay ogeyn goob kala beegsaday, waxa... More »
Danjiraha QM ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Somaaliya ku dhici karto waqtigii loo qabtay, hasse ahaatee waxaa uu sheegay in uu rajo badan ka qabo in doorashada sidda ugu dhaqsiyaha badan u dhici doonto. Danjiraha oo wareysi ... More »
Shirkada diyaaradaha ee Djibouti ee Air Djibouti ayaa duulimaadkii ugu horeeyay u dirtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Doraad Talaadadii ayaa ay duulimaadkii ugu horeeyay ku tagtay garoonka caalamiga ah ee Muqdisho diyaarad ka mid ah diyaaradaha Air Djibou... More »
Abaaro aad u daran, ayaa ka jira Qaar ka mid ah deegaanno ka tirsan goballada Puntland, waxaana jira qaylo-dhaan kasoo yeeraysa dadka ay abaaruhu sameeynta ku yeesheen, kuwaasoo u badan kuwo ku xoollo beelay abaarahan. Warbixino ay soo saareen hay’adaha ka sha... More »