Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Maamulka Jubaland oo dhul siiyay qaxootiga so noqonaya

 - 

Maamulka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday inuu dhul ugu deeqay qaxootiga laga celinaayo Dhadhaab ee Soomaaliya gaar ahaan Jubaland dib ugu laabanaya. In dhawaaleba waxaa socotay celinta qaxootiga Dhadhaab hadba in ayadoo in badan oo qaxootigaa ah horay loo geeya... More »

Madaafiic lagu weeraray degmada Qandala ee gobolka Bari

 - 

Wararka naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya barqanimadii maanta laga maqlay madaafiic ilaa iyo hadda dhab ahaan aan la ogeyn halka laga soo tuuray. Ilaa iyo hadda waxaa soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira duqeynta iyo madaafiic... More »