Waxaa xilli dhaw laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, Maydka Allaha u Naxariistee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareyanka, waxaana naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay calanka Somalia. Ciidammo ka tirsa... More »
Ku-simaha madaxweynaha Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Somalia ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga Qaban-qaabada Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameynayo Allaha u Naxariistee Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Som... More »
Madaxweynaha Jubbalanad, Axmed Madoobe iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya danjire Michael Keating ayaa maanta si wadajir ah ugula hadlay saxaafada aqalka martida ee Magaalada Kismaayo. Danjire Keating oo shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada H... More »
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed inay u istaagaan in sidii dagaal wadajir ah ula geli lahaayeen Al-shabaab. Axmed Madoobe oo ka Hadlayay Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in fa... More »
Orodyahanka Soomaali Ingiriiska ah ee Maxamed Faarax (MO FARAH) ayaa mar kale asagu qaaday orodka 5ta kun ee mitir. Asagoo ka qeyb qaadanaya ciyaaraha OLOMBIKADA ee haatan kasocda Rio ee dalkaasi Brazil balse la filaayo in maanta lasoo gabagabeeyo ayuu difaaca... More »
Jeneraal Maxamed Cali Samatar oo xilal badan kasoo qabtay Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeriyooday gobolka Virginia ee Mareykanka. Jeneraal Maxamed Cali Samatar ayaa Allaha u naxariistee Soomaaliya kasoo qabtay xilal badan sida xilka Madax-weyne... More »
Khilaafkii in muddo ahba soo Jiitamayay ee ka taagnaa Shirka dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan & Sh/dhexe, ayaa hadda u muuqda mid waji kale yeeshay, kaddib markii odayaasha iyo waxgaradka gobolka Sh/dhexe ku gacan-seyreen Qorshe Cusub oo DF Somalia ay u ... More »
Ciyaaryahanka kasoo jeeda Soomaaliya ee Mo Faarax ayaa ku guuleystay orodka 10ka kun ee olombikada ee Rio ee dalkaasi Brazil. Mo ama Maxamed Faarah ayaa u orda dalka Ingiriiska wuxuuna usoo hooyay billad dahab ah. Waxaa la yaab leh inuu mar intii ciyaartaasi s... More »