Dowlad-gobolleedyada oo ku dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub Published 7y ago - Dr Munye Hoggaamiyayaasha maamul-gobolleedyada ayaa dhisay xisbi siyaasadeed cusub kaas oo la magac baxay Horu-socod Qaran. Xisbiga Horu-socod Qaran waxaa si kumeel-gaar ah u hoggaamin doona madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,sida ku cad war-murtiyeed l... More »
War-Murtiyeedka kulanka wasiirrada arrimaha dibadda, Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritereya ee Muqdisho Published 7y ago - Dr Munye Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Ereteriya Mudane Osman Saleh Mohammed iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, Soomaaliya 17kii Oktoobar, 2018. Booqashadani waxaa ay qayb ka tahay ... More »
Ra’iisal wasaare Kheyre oo shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeen ka tirsan xukuumadda Published 7y ago - Dr Munye Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyey Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda Soomaaliya Max’ed Khaliif Diiriye Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya a... More »
Mukhtaar Rooboow oo shaaciyay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed Published 7y ago - Dr Munye Mukhtaar Rooboow Cali Abuu- Mansuur oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.. Rooboow ayaa sheegay in go’aankan uu qaatay ee ah in uu isku soo t... More »
Soomaalida Canada oo dhul ku iibsatay aduun lacageed oo dhan $6,500,000 Published 7y ago - Dr Munye Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Canada ayaa lagu waramayaa in dhul ku iibsadeen lacag gaareysa $6,500,000 dollar, waxana uu noqonayaa dhulkii ugu ballaarnaa oo ay iibsadeen markii ugu horeysay qaar ka mid ah Jaaliyada dalkaasi Canada. ... More »
Yariisoow ‘’ Waxaa jira Xildhibaanno doonaya sii deynta dadkii ka danbeeyay dilkii marxuum Axmed Dowlo Published 7y ago - Dr Munye Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yasiiroow oo markii ugu horeysay ka hadlay dhacadadii lagu dilay kaddib-na dabka lagu qabsiiyay marxuum Axmed Mukhtaar {Axmed Dowlo] ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaanno iyo mas’uuliyiin u ola... More »
Warbixin Xasaasi ah : Muxuu galabsaday oo loo dilay marxuum Axmed Dowlo Published 7y ago - Dr Munye Waa dhacdo naxdin leh oo dhinaca kale ku tuseysa heerka uu gaarsisan yahay arinka ku saabsan heyb sooca iyo in qofka lagu faquuqo Qabiilka uu ka soo jeedo Soomaalida dhaxdeeda. Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax [Axmed Dowlo] ayaa nafiisa ku waayay arin la xiriirta... More »
Taliyaha & Abaanduulaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka oo xilka la wareegay Published 7y ago - Dr Munye Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cimi iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidankaasi S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha JFS, ayaa maanta si rasmi ah Xilka u wareegay, kadib munaasabad ka dhacday Xarunta Waxaarad... More »
Madaxweyne Farmaajo oo la Ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Published 7y ago - Dr Munye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo salaadda ciidda kula tukaday Dugisga Tabobarka ee Jana... More »
RW Khayre oo boqolaal shacab ah Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Published 7y ago - Dr Munye Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa saaka dadweyne boqolaal gaaraya salaadii ciidul adxaa kula tukaday masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Tukashada salaada ciida ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay, wasiir... More »
Xaqiiqada Wejiyada cusub ee loo magacaabay Talisyada Ciidamada iyo Madaxtooyada Somalia Published 7y ago - Dr Munye Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedelladii ugu weynaa ee Hay’adaha amniga iyo Madaxtooyada Soomaaliya. Wareegtadii saaka ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya waxay ahayd kuwii ugu danbeeyay wareegtooyin lagu tilmaama... More »
Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay khilaafka kala dhexeeya dowladda dhexe Published 7y ago - Dr Munye Mudane Axmed Max’ed Islaam Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa, isagoo dhinaca kale ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay dowladda dhexe oo ay ugu d... More »