Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa wada jir u dalbaday lacag dhan $ 80 million oo dollar si wax looga qabto xaalada bani’aadannimo ee ka dhalatay daadadka, roobabka iyo duufaannada wada socda ee ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Xafiiska... More »
Rasaas aan badneyn ayaa wali laga maqlayaa Aagaga ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland oo maalintii shalay ku dagaalamay deegaanka Tuka-Raq ee gobolka Sool. Xalay saqdii dhexe ayaa la sheegay in mar labada ciidan isku adeegsadeen hub cu... More »
Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka, oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garsoorka, Guddiga Madaxabannaan ee Doorashoo... More »
Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in uu socdo dadaalo lagu baajinayo kulankii saakay lagu waday in xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa shalay lagu wargaliyay in maanta oo isniin ah uu ... More »
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Guddoomiyaha oo goor dhaw warbaahinta la hadlay sheegay in kulanka maanta loo hakiyay cods... More »
Ma’aha wax ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyeed in ay maqlaan khilaaf soo kala dhaxgalay xildhibaannada Golaha Shacabka, laakiin arinta ku cusub khilaafka ayaa ah in markan guddoonkii Golaha Shacabka isku dhaganyahay islamarkaana dhinac walba uu hogaaminayo ... More »