GLOBAL NEWS
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ku Dhawaaqay Guddi Doorasho oo Heer Maamul-Goboleed
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madobe) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Jubbaland, kuwaas oo Maamuli Doona Doorashada Xubnaha labada Aqal Baarlamaan ee Soomaaliya oo ka dhici doonta magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose. Axmed Madoo... More »
FAAHFAAHIN: Weerarkii lagu Qaaday Saldhiga ciidanka DF ee Laanta-buuro iyo Khasaarihiisiii
Ugu yaraan 15-qof oo intooda badan ay yihiin askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Somalia ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay ciidanka DF Somalia iyo xoogagga Al-shabaab ku dhex-maray xalay saldhigga Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada Hoose oo 50-km u jirta... More »
Ciidanka AMISOM iyo kuwa Somalia oo Maanta ka baxay Marko iyo Al-shabaab oo la Wareegtay
Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia, ayaa isaga baxay Maanta degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo ay isla markiiba la wareegeen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha Ciidanka DF Somalia iyo kuwa AMISOM ayaan weli arrintaan ka hadlin, la... More »
AXMED MADOOBE: Al-shabaab lagama Adkaan karo lamana dhisi karo Ciidan Qaran Inta ay jirto Qabyaalad
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] oo ka Hadlayay Kismaayo ayaa sheegay in inta Soomaalidu ay ku dhaq-mayaan Qabyaalada aan laga adkaan doonin Al-shabaab, isla markaana aanaay suuro-gal hayn in la dhiso ciidan Qaran. Axmed Madoabe,... More »
Somalia’s president recently held first-ever meeting with Israeli PM
More talks expected soon, says official close to President Mohamud, leader of East African Muslim country that never recognized Jewish state NAIROBI, Kenya – Prime Minister Benjamin Netanyahu recently met with the president of Somalia in a first high-level con... More »
FAAHFAAHIN: Qaraxii Khasaare Sababay ee ka Dhacay Maanta Suuqa Wadajir ee Muqdisho
Ugu yaraan 16-qof oo Shacab ah ayaa ku dhaawacmay Qarax lala beegsaday maanta Suuqa weyn ee Degmada Wadajir ee Muqdisho, Waxaana la sheegay in dableydii falkaas geystay oo gaari watay ay baxsadeen. Goobjoogayaal ayaa sheegay in bam-gacmeedkan khasaaraha geysta... More »
Madiina Munawarah oo Qarax uu ka Dhacay
Meel ammaan ah waa yar tahay qarnigaan. Xataa Madiina Munawarah oo uu kuyaalo masaajidka barakaysan ee rasuulkeena (scw) qarax ayaa lala eeganayaa! Dhowr askari ayaa ku dhintay xalay mar meel u dhow masaajidka rasuulka (scw) la qarxiyay. Askartaa ayaa ka tirsa... More »
Sirdoonka Jubbaland oo beeniyay inay sii daayeen Xoogag ka tirsan Daacish oo isku soo dhiibay
Waaxda nabadsugidda Jubaland ayaa beenisay warar maalmihii u danbeeyay ay baahinayeen qaar kamid ah shabakadaha Soomaalida, kuwaa oo ahaa in dowlad goboleedka Jubaland ay sii deeysay rag ka tirsan Daacish oo kasoo cararay Shabaab islamarkaana isu soo dhiibay. ... More »
Amisom fighter jets destroy Shabaab camp in Somalia
Hardly a day after Kenya Defence Forces repulsed an al Shabaab attack on Mangia camp in Lamu county, jets operating under Amisom in Somalia conducted airstrikes targeting Shabaab camps in Beled-Hawo, Gedo region, killing an unknown number of terrorists. Apart ... More »
Somali President to al-Shabab: ‘Abandon This Suicidal Mission’
Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday called on al-Shabab militants to end what he called their “suicidal mission” and stop their brutal attacks. In a speech marking Somalia’s 56th anniversary of independence, the president urged the Islamist insurg... More »
Madaafiic ay ku Geeriyoodeen Dad Shacab ahaa oo Xalay lagu Duqeeyay Baydhabo
Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku Geeriyoooday, 20 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii xalay la duqeeyay xaafaddo ka Tirsan degmada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay oo ay degan yihiin dad rayid ah. Afarta ruux ee dhinty ayaa Waxaa ku jiray ilmo yar; Waxayna dhamm... More »