GLOBAL NEWS
Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed oo loogu Deeqay Baabuurta Aanay Rasaastu Karin
Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa 11-gaari ugu yaboohday maamul-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, kaalmadaan oo qayb ka ah Taageerada Dowladda Imaaraadku ay Dowladda Federaalka iyo maamul-goboleedyada dalka. Gaadiidkan, ayaa isugu jira kuwa aana... More »
Xoogaga Al-shabaab oo Saakay Weerar Culus ku Qaaday Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan –
Subaxnimadii hore ee Saaka ayaa lagu soo Warramayaa in Weerar culus oo dhawr jiho ah ay Xoogagga Al-shabaab ku qaadeen Deegaanka Halgan oo 41-km dhinaca Koonfur kaga aadan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka oo ahaa kii ugu cuslaa oo halk... More »
Madaxweeynaha Jubaland oo furay Kalfadhigii labaad ee Baarlamanka Jubaland
Madaxweeynaha Jubaland Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta furay kalfadhigii labaad fadhigiisii 1-aad oo ay yeeshaan mudaneyaasha baarlamanka Jubaland. Mudaneyaasha baarlamanka Jubaland oo uu shir gudoominayay gudoonka baarlamanka Mudane Cabdi Max’ed C/raxmaan aya... More »
Ciidamada Galmudug oo Mushaar ahaan loogu Qaybiyay Lacago laga Ururiyay Dadweynaha
Ciidamadda Amniga Maamulka Galmudug, ayaa Maanta la siiyay mushaarkooda kadib markii shacabka deegaanka ay qeyb weyn ka qaateen sidii ay ubixin lahaayeen mushaarka ciidanka amaanka Galmudug. Ciidamadan ayaa ka howla deegaanada uu gacanta ku hayo maamulka Galmu... More »
MADAXWEYNE XASAN: Diyaar ayaan u nahay in aan la noqono Qoxootigeena Dhadhaab ku Nool
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Waddanka Kenya ee Magaalada Nairobi ka Sheegay Maanta inuu Dalkiisu diyaar u yahay in ay dib ugu soo laabtaan Qoxootiga ku nool Dhadhaab; si ay uga qaybqaataan dib u dhiska Qaranka. Xasan S... More »
Yusuf Garaad oo loo magacaabay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Qaabilsan Qaramada Midoobay
Dowladda Soomaaliya ayaa u magacowday Yusuf Garad Cumar Madaxa joogtada ah ee Ergada Somalia ee Xarunta Qarammada Midoobay ee New York ee dalka Marykanka. Magacaabistan waxaa HOL u xaqiijiyey Yusuf Garaad Cumar Axmed – oo hadda ku sugan Magaalada Moqdisho ee X... More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo Markii ugu horeesay booqday Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goordhaw gaaray xerada Qaxootiga Dhadhaab ay ku jiraan in ka badan nus malyuun qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah. Safarka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ku wehliya Wasiiro katirsan Xukuum... More »
Feeryahankii ugu Caansanaa Adduunka Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday dalka Mareykanka
Feeryahankii ugu Cansanaa Caalamka oo dhan, Maxamed Cali Kalaay ayaa xalay ku Geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka. Maxamed Kalaay, ayaa Khamiistii lasoo dhaafay la dhigay Isbitaalka uu ku dhintay, isagoo xanu... More »
Xukuumadaha Turkiga iyo Somalia oo Maanta Heshiisyo Dhawr ah ku kala Saxiixday Muqdisho
Xukuumadaha Turkiga iyo Somalia, ayaa Maanta ku kala Saxiixday Muqdisho illaa 10 Heshiis oo isugu jira; kuwo Ganacsi, Maal-gashi iyo Iskaashi Millateri, Waxaana u saxiixay dalka Turkiga Madaxweynahooda, RECAP Tayyip Erdogan, halka Somalia uu u saxiixay Madaxwe... More »
Madaxweynaha dalka Turkiga oo Xariga ka jaray Safaaradda Turkiga ee Muqdisho
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recap Tayyip Erdogan oo uu wehliyo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray maanta dhismaha Safaaradda Turkiga ee Somalia, taasoo ah safaarada ugu weyn ee uu Turkigu ku leeyahay Calaamka oo dh... More »
Madaxweynaha Turkiga iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Goor-dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay. Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoo... More »