Xarunta talista ciidanka ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa ka dhacay qarax sababay qasaaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac gaari nooca raaxadda ayaa loo adeegsaday qaraxa kaasi oo lagu dhuftay albaabka hore ee xarunta fiisho-Taraafico ee degamada Cabdi-... More »
Sadiq Khan oo ka tirsan xubnaha Xisbiga Shaqaalaha, ayaa loo doortay Duqa magaalada London ee Caasimadda Britain, Wuxuuna jagadaas uu hayn doonaan muddo afar sannadoo ah. Tallaabadan ayaa soo af-jartay muddo Siddeed sano oo jagadaan uu soo hayay mas’uul ka tir... More »
Xukuumadda Kenya ayaa Jimcaha maanta ah Shaacisay in aysan marti-gelin doonin wixii hadda ka dambeeya dadka Soomaaliyeed ee qoxooti ahaana u galaya dalkeeda, iyadoo sheegtay inay baqdin ka qabto amni-darro. “Dowladda Kenya oo tixgelinaysa danaha amniga Qaranke... More »
Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, ahna Madaxa Hawl-galka AMISOM, Danjire Fransisco Madeira, ayaa shaaciyay in ciidamada AMISOM ay sii joogi doonaan Soomaaliya illaa ay hawsha loo igmaday ka dhameystirayaan. Hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya ayaa la billabaay 19... More »
Kooxda kubada cagta ee Leicester City ayaa ku guulaystay Horyaalka Ingiriiska ee Premier League-ga, Waana markii ugu horreysay Taariikhda oo ay kooxdan ku guuleysato horyaalka kooxaha heerka koowaad. Guusha kooxda ayaa timid kaddib markii Kooxaha Chelsea iyo T... More »
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, ayaa Maanta mar kale la wareegay Deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo muddooyinkii u dambeeyay ay gacan ku haynteeda ay dhawr jeer isku bedelayeen xoogaga Al-shabaab iyo Ciidamada huwanta ah ee maan... More »
Jiritaan la’aanta hay’addo awood u leh hubinta Tayada iyo taariikh-jiritaanka daawooyinka ganacsi ahaanta loo keeno wadanka ayaa sabab u ah in dad badan ay si ugeesi la’aan ah ay wadanka u soo galiyaan daawooyin taariikh dhacsan. Saameyno taban ama aanan wanaa... More »
Magaalada Muqdisho, waa magaalo ay ku nool yihiin ku dhawaad laba milyan iyo bar qof, ayaa waxaysan waxaysan lahayn qaab habeysan oo loo maareeyo qashinka magaalada. Waxaaba qashinka magaalada lagu qubaa laba goobood oo kala ah; Xeebta Jasiira iyo Kaaraan. Qas... More »