Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la’aan Mareyanka lagu geli karo. Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta, iyadoo... More »
Wejigii labaad ee mashruuc indho fiiqis bilaash ah loogu sameynayo dad dan-yarta ah ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose, iyadoo mashruucan uu yahay kii ugu horeeyey ee sanadkan laga fuliyo dalka. Mashruucan oo wejigiisa hore lagu soo gebag... More »
Kulan ay Maanta isugu yimaadeen Xildhibaannada Baarlamanka Jubaland ayaa waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda sanadda 2016, taasoo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda Jubaland. Baarlamaanka ayaa qorshaha miisaaniyadda sanadka waxaa loo gudbiyay laba maalmood ... More »
Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNCHR, ayaa sheegtay maanta in qoxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu tahay 8,003 Ruux oo Xeryaha ku yaalla Kenya ee Dhadhaab, ayaa dib loogu celiyay Dalkooda Somalia, Kuwaasoo intooda badan dhulka la marsiiyay. UNCHR ayaa Warbixintee... More »
Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay, Boutros Boutros-Ghali, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, sida uu sheegay Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Boutros-Ghali oo 93-jir ahaa ayaa waxaa tan iyo Toddobaadkii hore ... More »
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxmuud oo ka Hadlayay manta Shirka ka socda Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka ayaa sheegay in dagaal-yahanada kooxda Boko Haram lagu tababaro gudaha dalka Soomaaliya, ka hor inta aysan dagaalladooda ka billaabin Nigeria. Xas... More »
Qaramada Midoobay ayaa maanta sheegtay in caruur Soomaaliyeed oo tiradoodu ay ka badan tahay 58,000 ay qarka u saaran yihiin geeri, haddii aan lala soo gaarin gargaar bani’aadamnimo oo deg-deg ah, iyadoo QM ay sheegtay inay ka dhalatay xalaadan abaaraha iyo co... More »
Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] iyo Wafdi odayaal-dhaqameedyo ah oo safarkiisa ku wehlinayay ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Tarsan iyo wafdiga la socday waxaa ga... More »
Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta khudbad dhinacyo badan ka jeediyay kulan aan caadi ahayn oo Baarlamanka FS ay ku yeesheen Muqdisho, isagoo ka hadlay Siyaasadda, Shirkii lagu go’aamiyay doorashada dalka, dhallinyarada iyo qodobbo kale. Furit... More »
Ciidanka AMISOM iyo kuwa Dowladda ayaa maanta Gudaha u galay Magaalada Marko ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaddib markii shalay si nabad-galyo ah ay Al-shabaab kula wareegtay kaddib markii ay ka baxeen ciidanka DF iyo kuwa AMISOM, inkastoo Ciidamada Huwanta ah... More »