Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in Wabiga Shabelle uu ku fataho deegaano ka tirsan magaalada Jowhar, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu wabiga ku fatahay Tuulooyin dhowr ah, halkaasoo dadkii degenaa ay ka barakaceen. Tuulada Duduble oo hoos tag... More »
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland lagu soo gaba-gabeeyay shir dhowr maalmood socday oo u dhaxeeyay dowladda Somalia iyo madaxda maamullada dalka, waxaana shirka intiisa badan diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya. Afhayeenka madaxto... More »
Sida aan idiin balanqaadnay waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa beelaha ay kasoo kala Jeedaan Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Jubbaland iyo 2-diisa kuxigeen oo maalinkii shalay ahaa lagu doortay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha cusub... More »
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay is bedel guud oo lagu sameynayo Hogaanka Ciidamada. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu sh... More »
Sabti, Abriil 25, 2015 — Iyadoo Xukuumadda Kenya ay shaacisay dhawaan in laga soo abaabulo weerarrada ka dhaca gudaha dalka Kenya Xeryaha Qoxootiga Soomaaliyeed ay ku yaalla ee Dhadhaab, ayaa waxaa eedeyntaas iska fogeeyay qoxootiga xeryahaas ku nool. Mas’uul... More »
Taliyaha qaybta booliiska gobolka Nugaal, Axmed C/llaahi Samatar (Layli) ayaa sheegay in ay jiraan dad loo soo qab-qabtay qarax is-miidaamin ahaa oo maalmo ka hor Garoowe lagula eegtay shaqaale ka tirsanaa Qaramada Midoobay. “Wixii ka dambeeyay maalinkii u qar... More »
Horumarinta bulshada waa hab ay xubnaha bulshada isu yimid ay si ay u gaaraan talaabo wada jir ah oo ay ku xalinaayaan dhibaatooyinka caamka ah . Ladnaanta bulshada ( dhaqaalaha , bulshada , deegaanka iyo dhaqanka ) inta badan ka socdo noocan ah talaabo wada j... More »
Community development is a process where community members come together to take collective action and generate solutions to common problems. Community wellbeing (economic, social, environmental and cultural) often evolves from this type of collective action b... More »