Wa jasiirad weyn waxayna leedahay hal tuulo o ka kooban shan xafadood o la kala yraahdo : Iburini , Michikachi , Firadoni ,Omo , Kisiyu. Waxaay caan ku tahay ceelasheeda biyaha o laga qodo buraleyda cidda e xagga konfur barigeeda . Dadka jasiiradaan deggan wax... More »
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa siyaabo kala duwan ugu dilay Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada asluubta Soomaaliya iyo mid ka mid ah guddomiye waaxeedyada degmada Dayniile. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray, C/llaahi Sarmaan, kaasoo lagu dila... More »
Kooxo hubeysan ayaa maanta ku dilay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, xildhibaan ka tirsanaa baarlamaankii KMG-ka ahaa ee Somalia hore, iyadoo mas’uuliyadda dilka xildhibaankan hore ay sheegatay Xarakada Al-shabaab. Xildhibaankan hore ee lagu dilay Suuqa Bakaaraha ... More »
Sabti, Abriil 25, 2015 — Dabley ka tirsan Al-shabaab ayaa ka afduubay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya oo ku dhow xadka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan laba macallin oo Keenyaan ah. Guddoomiyaha Mandheera, Alex Nkoyo ayaa warbaahin... More »
Sugar-smugglers whose activities have been linked to Al-Shabaab are still in business, three weeks after one of the terror group’s deadliest attacks in Kenya that killed 148 people. Investigations by the Saturday Nation reveal that none of the sugar barons wer... More »
Somali and African forces aim to drive al Shabaab Islamist militants out of one of the last major tracts of territory in southern Somalia that the group still holds and which it uses to launch attacks, the Somali prime minister said on Thursday. Omar Sharmar... More »
Khamiis, Abriil 23, 2015 (HOL) — Qaramada Midoobay, IGAD, Midowga Yurub, howl-alka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Maraykanka iyo Britain ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay dhisidda baarlamaan goboleedka Jubba. Beeha Caalamka ayaa ku baaqeen in wada-xaa... More »