GLOBAL NEWS

Com­mon sense


Waxyaabaha lagu gaari karo hor umar, dhinac kastaba ha ahaato, ee ay bul­shada u baa­han tahay waxaa ugu horeeya waa waxbarashada, caafi­maadka iyo xoriyadda shaqsiyadeed, ayadoo is­la­markaana ay is daba soc­daan hor umar­inta bul­shada iyo dhaqaalaha. waxaa kaloo muhiim ah sha­cabka iney da­reen­san yi­hiin iney dhulkooda iyp nolos­hooda ay ayaga wax u qab­sadaan.