GLOBAL NEWS Dhaarinta xildhibannada Jubbaland Published 10 years ago Bajuni10y ago Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka socota Dhaarinta Mudanayaasha Baarlamaanka ay yeelaneyso dowlada Jubaland State . Munaasabada dhaarinta xildhibaanada ayaa si habsamileh u socota, iyadoo amaanka magaalada siweyn ay u adkeeyeen Ciidamada qalabka sida ee dowlada Jubaland. WhatsApp Facebook Twitter Email