waxey isla garteen dhamaan odayaasha iyo cuqaasha iyo wax garadka beelaha daga goboladaan in ay sidaan u soo xulaan xildhibaanada matali doona deegaanada jubalan
waxaana loo kheebiyay sidaan
Beesha | Qeybaheeda | Degaankeeda | Wadarta Degmooyinka |
Beesha Shanaad |
| Kismayo iyo Jasiiradaha | 2 |
| Jamame, Jilib, Kumsuma, Dujuma, Marerey | 5 | |
| Baardheere, Saakow, Bu’aale, Kismaayo | 4 | |
| Kismaayo, Buulo Gaduud, Baardheere | 3 | |
Daarood |
| Garbahaarey, Buur-Dhuubo, Buulo Xaawa, Luuq, Kismaayo | 5 |
| Afmadow, Badhaadhe, Kismaayo, Baardhere, Bu’aale, Qooqaani | 6 | |
| Kismaayo | 1 | |
| Badhaadhe, Bilis Qooqani | 2 | |
| Kismaayo,Bilis Qooqani | 2 | |
DigilMirifle(Rahanwein) |
| Luuq, Buulo Xaawa, Dolow | 3 |
| Luuq, Buulo Xaawa, Dolow | 3 | |
| Luuq, Baardheere,Sakow,Bu’aale | 4 | |
| Baardheere, Saakow, Jilib, Bu’aale | 3 | |
| Baardheere, Saakow, Bu’aale, Dujuuma | 4 | |
| Baardheere, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo | 5 | |
| Baardheere, Saakow, Jilib, Kismaayo | 4 | |
| Baardheere, Saakow | 2 | |
| Ceel Waaq, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo | 5 | |
10. Tuni | Sakow, Jilib, Jamaame, Kismaayo | 4 | |
11. Jiido | Dujuuma, Saakow, Bu’aale | 3 | |
12. Hariin | Baardheere, Bu’aale, Sakow | 3 | |
13. Leysaan | Luuq,Baardheere, Saakow, Buulo Xaawo | 4 | |
14. Boqol Hore | Dolow, Baardheere, Saakow, Dujuuma | 4 | |
15. Jiroon | Dolow, Luuq, Baardheere | 3 | |
16. Reer Dumaal | Dolow, Luuq | 2 | |
17. Dabarre | Baardheere, Saakow, Bu’aale,Kismaayo | 4 | |
18. Waanjaal | Dolow, Baardheere, Kismaayo | 3 | |
Dir |
| Jamaame, Jilib, Kismaayo | 3 |
| Dolow, Buulo Xaawa, Luuq | 3 | |
Hawiye |
| Bu’aale, Jilib, Kismaayo | 3 |
| Kismaayo, Jamaame, Jilib | 3 | |
| Kismaayo, Bu’aale, Jilib | 3 |
dadaal dheer kadib aya waxa u suura gashay beesha baajuun in aay ka helaan lawo kursi
sida uu noo xakhiijiyay suldaanka beesha baajuun diili mahaadi diili iyo afhayeenka beesha cali mahdi
Goboladan waa kuwo intii 1960 ka bilaabatay ay Soomaali kale oo badan soo degtay kuwana waa laga bara kiciyey intii 1991 ka danbeysey. Hase ahaatee inta miiska sare ku taxan waa intii asal ahaan u deganeyd. Degmo walba waxa ay ka kooban tahay: miyi, buulo/tuulo iyo magaalo oo beledka uun ha fiirinin.
Waqti 22 sano ka badan ayey Soomaali kala riixaneysey dhulkan iyaga oo magacyo jabhado iyo magacyo kooxo diimeedyo kala sheeganaya qabiil keliyana wuu ku guuleysan waayey inuu xoog ku hanto si kasta oo uu dadka u baraciyey. Waxaase kuwa dadka degaanka waxyeeleeyey ugu daran kuwa ka yimid meelo kale oo ka baxsan goboladaan sida jubada dhexe jubada hoose iyo gedo waxaan u rajeneena dadka asal ahaan degen inay helaan cadaalad waarta aan ku dhisneen xoog iyo makhuunsi dad kale xakhooda usan sheegan