AF-SOOMAALI Liiska Golaha Wasiirada Puntland oo goordhaw lagu dhawaaqay Published 8 years ago Dr Munye8y ago Madaxwaynaha Puntland ayaa goordhaw ku dhawaaqay golihiisa wasiirada kadib markii xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen wasiiradii hore oo lagu eedeeyay maamul xumo iyo wax qabad la’aan. Wasiiradan cusub uu maanta ku dhawaaqay Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa inta badan waxa ka dhaxmuuqda wasiiradii hore ee kalsoonida Baarlamaanka waayay ,kuwaa oo mar kale ku jira Wasiiradan cusub. Halkan ka Akhriso Liiska Wasiirada Cusub ee Puntland: 1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta 2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose 3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR 4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada 5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah 6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka 7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta 8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka 9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta 10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland 11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada 12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka 13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada 14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha 15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha 16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka 17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka 18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda 19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga 20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Shaqada Shaqalaha iyo Ciyaaraha Wasiiru Dowlayaasha:- 21-Cabdirashiid Cali Geele –Wasiiru Dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha 22-Axmed Cilmi Cawaale – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta . 23-Burhaan Cilmi Xirsi- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah. 24-Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan , Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Gobolada 25-Axmed Saciid Cabdiraxmaan – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dekaddaha 26-Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka 27-Cabdiqani Geelle Maxamed– Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada iyo Garoomada 28-Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha gudaha 29-Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda 30-Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga iyo DDR-ta 31-Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta 32-Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiur Dowlaha Wasaarada Maaliyada 33-Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada Wasiir Ku xigeenada:- 34-Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada 35-Cabdulaahi Xaashi Qoob-deero- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha 36-Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga 37-Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan – Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyadda 38-Saciid Faarax Maxamuud- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah 39-Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka iyo arrimaha federaalka 40-Dr. Maxamed Cali Faarax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada 41-Dr Faarax Maxamed Warsame- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka 42-Faarax Cali Cabdi -Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiidka 43-Cabdirsaaq Nuur Cumar- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda 44-Sucaad Saalax Nuur- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada 45-Faa’iso Cali Ismaaciil-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo arrimaha qoyska. 46-Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta 47-Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha 48-Dr Nuur Axmed Yuusuf – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha. 49-Saciido Xuseen Cali Gees- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka 50-Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed –Wasiir ku xigeenka Wasaarada Deegaanka 51-Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo kheyraadka badda 52-Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, dhallinyarada iyo sports-ka 53-Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda WhatsApp Facebook Twitter Email