GLOBAL NEWS Maareeyayaal Cusub oo Maanta loo Magacaabay Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Published 10 years ago Dr Munye10y ago Wareegtadan oo kasoo baxday wasaaradda warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta Jubaland ayaa xilalkii looga qaaday maareeyeyaashii hore ee dekedda iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, ayadoo loo magacaabay Mareeyeyaal cusub. Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixan wasiirka wasaaradda warfaafinta, boosatada iyo isgaarsiinta Jubaland Mudane Cabdinuur Cali Aadan. WhatsApp Facebook Twitter Email