Madaxweynaha Jubbaland oo saaka xariga ka jaray xarunta wasaarada Maaliyadda Jubbaland (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo masuulyiin kale ayaa saaka xariga ka jaray xarumo cusub oo ay kamid tahay xarunta cusub ee wasaaradda Maaliyadda Jubbaland.
Madaxweynaha ayaa waxaa la socday qaar ka mid ah golahiisa wasirada iyo xildhibaanada Barlamaanka jubbaland.
Nagala soo xiriir – jubbalandis@gmail.com
Hoose Ku Qor Fikradada (3)
-
Karim Nassor liked this on Facebook.
-
Shuuke Cade liked this on Facebook.
Mäskä Äyübï Ënä Gärädïl liked this on Facebook.