Somali Islamists driven into north, south pockets Published 10y ago - koyamani NAIROBI – A military offensive has driven Somalia’s al Shabaab Islamist group out of major strongholds and deprived it of revenue sources, but its retreat to a southern valley and northern hills still poses a threat, the U.N. envoy to Somalia said. The Africa... More »
Kenya Steps Back From Threat to Expel Somali Refugees Published 10y ago - koyamani NAIROBI, Kenya — President Uhuru Kenyatta of Kenya on Wednesday softened a threat to expel hundreds of thousands of Somali refugees within three months, saying there would be no forced repatriations. Mr. Kenyatta made the assurance after meetings with the top ... More »
Madaxweynaha Somalia iyo Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Kenya oo Gaaray Kisamayo Published 10y ago - koyamani Wufuud ay kala hoggaminayaan madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirrada arrimaha dibadda Kenya iyo Itoobiya ayaa goor-dhow gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xasan Sheekh, Aamina Maxamed iyo Tedros Adhanom ayaa u tagay Kismaayo s... More »
Qaabka ay u dheceen doorashada baarlamaanka Jubbaland. Published 10y ago - koyamani [show_avatar email=11 align=left user_link=last_post show_name=true avatar_size=69] More »
Shir ku saabsan dooroshooyinka sanadka 2016 oo maanta ka furmaya magaalada Garowe Published 10y ago - Bajuni Shirka looga hadlayo Hiigsiga sanadka 2016 ayaa maanta waxaa uu magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ugaga furmayaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleedyada, iyadoo shirkan uu daba socdo shirkii bishii Febraayo ka dhacay Mu... More »
AKHRISO:- liiska magacyada xildhibaanada Jubaland iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan +sawiro Published 10y ago - Dr Munye iiska magacyada xildhibaanada Jubaland iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan Kuumade 1 Ali Abdi Mahamed(hoog) 2 Riyaaq Aabdi hasan 3 Mahamed Sh.Aabdi Kilaas 4 Abdi hiish Shide 5 huseen hirsi Ahmed 6 Mahamuud Mahamed Faarah 7 Geele Muhumed Aadan 8 Hasan Shacbaan ... More »
War deg deg ah Published 10y ago - koyamani Waraar DEG DEG :Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Jubbaland oo soo gaba gabowday iyo Sh. Cabdi maxamed Cabdiraxmaan oo ku Guulaystay Waxaa goordhaw soo gaba gabowday Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Taas oo ka Qabsoontay Xarunta Caymiska Ee Magaa... More »
XOG “Maxay tahay Lacagta loo qaybiyey Baarlamaanka Jubbaland +Axmed Madoobe oo War Cusub u Sheegay Xubnahan Published 10y ago - Bajuni Apr 22, 2015 – Aragtiyood Magaalada Kismaayo waxaa maalintii shalay Xubnahan Baarlamaanka lagu shiriyey Xarunta Madaxtooyad Kismaayo, oo ah halkii lagu magacaabay,laguna dhaariyey,wuxuuna ahaa kulan uu si gaar ah, Axmed Madoobe ugu casuunaayeen Xubnahan ,iyado... More »
Dhageeso: wareesi aan la yeelanay afhayeenka beesha baajuun Published 10y ago - Bajuni Wareesi aan la yeelannay afhayeenka beesha baajuun (En Cali mahdi) oo ku sugan dalka iswiidhan aya inooga war bixiyay guud ahaan xaalada jubooyinka iyo gaar ahaan beesha baajuun asagoona oogu baakhay dhamaan inta ay khuseeso arimaha jubooyinka inay fila ga... More »
Golaha Wasiirada oo isku raacay in la dhiso guddi ka shaqeeya isku dhafka Ciidamada Qaranka Published 10y ago - Bajuni Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahana Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdullahi Axmed Jamac (Ilka jir), waxaana shirka looga hadlay Arrimaha ... More »
Isbedel Kismayu Published 10y ago - Bajuni Isbedelka ka socodo magaalada Kismayo oo ah caasimadda Jubbaland. Waxaan halkaan idinku heynaa playlist oo kooban. Mustaqbalkana waan soo gelin doonaa inkale. Kismayo (Somali: Kismaayo; Arabic: كيسمايو, Kīsmāyū) is a port city in the southern Lower Juba (Jubb... More »